RAYA CENTER
Raya Center waa xarun cilmi-baadhis iyo tababar oo diiradda saarta horumarinta aqoonta, hal-abuurka, iyo awoodda dhalinyarada Soomaaliyeed. Xaruntu waxay qabataa cilmi-baadhisyo, tababaro, iyo shirar aqooneed si ay uga qayb qaadato dhismaha bulshada iyo horumarinta dawladnimada.
Maqaalo
Hordhac Qarnigan 21-aad waxaa si weyn u beddelay horumarka degdegga ah ee tiknoolajiyadda iyo isgaarsiinta, gaar ahaan warbaahinta casriga ah...
-
-
September 24, 2025
ISBARBARDHIGA LABADA HINDISO EE QARNIGAAN 21AAD UGU MUHIIMSAN (BRI VS B3W) CHINA VS WEST Hordhac kooban: Labada hindise ee Belt...
-
-
June 20, 2025
Hordhac Aw Qombor December 17, 2025 Basharku inta uu ifka negaadiga ku yahay in uu horumar maaddi ah iyo mid...
-
-
June 20, 2025
Sooyin Koor
Koorsada “Media-ha iyo Horumarinta Bulshada” waa barnaamij waxbarasho oo diiradda saaraya fahamka doorka warbaahinta ee dhismaha, wacyigelinta, iyo isbeddelka bulshada. Koorsadu waxay ka caawisaa ka-qaybgalayaasha in ay bartaan sida loo...
-
0 Lessons
Free
Koorsooyinka Maamulka Waxbarashada waa barnaamijyo tababar oo lagu baro xirfadaha iyo aqoonta lagama maarmaanka u ah hoggaaminta iyo maamulka hay’adaha waxbarashada. Waxay diiradda saarayaan qorsheynta istiraatiijiga ah, maamulka macalimiinta iyo...
-
0 Lessons
Free
Koorsokani wuxuu kaa caawinayaa inaad si hufan u maareyso wakhtigaaga, u dejiso yoolal cad, u yareyso mashquulka, una kordhiso wax-soosaarkaaga maalinlaha ah. Waxaa loogu talagalay ardayda, shaqaalaha, ganacsatada iyo cid...
-
0 Lessons
Free
Maxaad Ka Filaysaa Raya Center?
Adeeg wanaagsan:
Xaruntu waxay mudnaanta siisaa adeeg degdeg ah, xirfad leh, oo la jaanqaadaya filashada macaamiisha iyo la-hawlgalayaasha.
Barnaamijyo tayo leh:
Raya Center waxa uu bixiyaa barnaamijyo cilmiyeed iyo tababaro heer sare ah oo si xeel-dheer loo qorsheeyay si ay uga jawaabaan baahiyaha bulshada iyo xirfadlayaasha.
Xog tafatiran:
Xaruntu waxay soo saartaa daraasado iyo warbixino qoto dheer oo la hubo, taasoo ka caawisa go’aan-qaadashada saxda ah iyo fahamka arrimaha muhiimka ah.
Hufnaan:
Raya Center waxa uu ku shaqeeyaa si furan, la xisaabtan leh, iyo nidaam cad oo lagu qiimeyn karo natiijooyinka iyo saamaynta.
Hawlwadeeno khuburo ah:
Shaqaalaha Raya Center waa koox aqoon iyo waayo-aragnimo leh oo ku takhasusay cilmi-baadhista, tababarka, iyo la-talinta.
Daacadnimo:
Dhammaan hawlaha xaruntu waxay ku dhisan yihiin anshax, masuuliyad, iyo runta, taasoo dhisaysa kalsoonida macaamiisha iyo bulshada.
Koorsooyinkooda ganacsiga ayaa aad iiga caawiyey fahamka suuq-geynta online-ka. Waxaan hadda bilaabay mashruuc ganacsi oo aan ka helay dhiirigelin Raya Center.
Faadimo Ali
/ Xirfadle Business
Raya Center waxay bixisaa waxbarasho tayo leh oo qof walba uu fahmi karo. Imtixaanada iyo qiimeynta joogtada ahi waxay iga caawiyeen horumarka
Maxamed Yuusuf
/ Arday Jaamacadeed